Cigaal

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-llo m.dh)

Xarig dun madow ka samaysan oo cimaamadda madaxa lagula xajiyo.

Cigaal

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Tuuryo meel dheer ku dhacda.

Cigaal

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-aalay, -aashay)

Tuuryo meel dheer ku dhicid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cigaal

laancigaaleed | cigaalid | isrogrog |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg