Ciniin
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-nno, m.dh)Nin aan dumarka u galmoon karin, u tegiddooda aan karti u lahayn. ld caniin¹, cinniin¹.
Ciniin
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-nay, -ntay)Nin aan dumarka u galmoon karin noqosho. ld caniin², cinniin².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ciniin ↴
caniin | caniin | caniini | caniinid | caniinin | ciniini | ciniinid | ciniinin |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg