cirbad
(m.dh)

ld irbad.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cirbad

cirbadayn [m.dh]
ld irbadayn.

cirbadays [m.l]
ld irbadayn.

cirbad-durid [m.dh]
(daaw.) Dawo ku mudid jirka ayadoo la isticmaalayo irbad iyo siriingi, sida badan dawada looga baqayo in ay jajabiso aasidhka caloosha.

cirbadee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-deeyay, -deysay)
ld irbadee.

cirbadeysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
ld irbadeysan.

cirbadeysnaan [m.dh]
ld irbadeysnaan.

cirbadeysnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld irbadeysnaan.

cirbadhiib [m.l]
ld ciridhiib.

cirbadhiibsad [m.l]
ld cirbadhiibsasho.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg