codayn
(m.f.dh)eeg codee.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh codayn ↴
burshin [m.dh] (-imo, m.l)
1. Labada xubnood ee ku wareegsan afka nafleyda, kana qeyb qaadata codaynta. 2. Labada xubnood ee ku wareegsan xubinta taranka ee haweenka. ld bishin, bushin (2).
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg