Cub
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. ld cuf. (-bab, m.l) Shay yar oo meel daloosha lagu gufeeyo; cuf. 2. “C. iyo cir”: ereyo kolka la cubtamayo la yiraahdo. ld cug¹.
Cub
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-bay, -btay)Dalool yar gufeyn. ld cug².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cub ↴
yucub | cuban | cuban | cubasho | cubbaan | cubbaannimo | cubcub | cubcub |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg