Cuban

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-bmay, -bantay; -bmi)

1. Dalool wax la cubay ahaansho. 2. Wax neeftu ku xirantay noqosho (san). ld cugan¹.

Cuban

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)

1. Wax la cubay ahaansho. 2. Qof ciyaar loo xulay ahaansho. ld cugan².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cuban

cubcuban | cubmid | cubnaan | cucuban | cugan | cugan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg