Cudbi
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Bul jilicsan, cad, loo isticmaalo siyaabo badan, dharkana laga samaysto oo uu dhalo geed ka baxa kulaylaha; suuf.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cudbi ↴
baati | bafto | barkin | dhar | dun | joodari | kaddiifad | layloon | nuug |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg