Cuqdad
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Meel ciriiri ah.
Cuqdad
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-do, m.l)(c.naf) Cudur nafsaani ah oo qofka ku beera shaki iyo kalsooniddarro uu ka qabo naftiisa iyo dadka kaleba. ld cuqdi, cuqdo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cuqdad ↴
cuqdadayn | cuqdadee | cuqdadlow | cuqdi | cuqdo | dhimir-daaweyn | qab |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg