Curaar

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Hanti laga sii hayo cid wax amaahatay; rahan. 2. Cid xoog lagu haysto, si haystayaashu wax gaar ah ugu helaan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga curaar

rahan | rahman |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg