Daaci

Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga:

D. ah: neef aad caato u ah.

Daaci

Qaabnaxa: Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

1. (f.g) In weyn oo wax hoore ah shubid. 2. (f.mg) Fatihid (webi).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga daaci

daacasho | daacid | daacin | xagaldaac | xagaldaacid | xagalkaddaacid | bahardaaci | bahardaacid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg