Daandaan

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. D. ah: nafley tabar daran oo dhaadhacaysa. 2. ld daandaamid.

Daandaan

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-aamay, -aantay; -aami)

Tabardarro awgeed dhicdhicid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga daandaan

maag | daandaamid | daandaansad | daandaansan | daandaansanaan | daandaansanaansho | daandaansasho | daandaansi |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg