Daawo

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

ld taawo¹.

Daawo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

1. Maaddo cudurrada, nabarrada, dhaawaca iwm lagula tacaalo. 2. Heshiis iskaashi oo cid ka dhexeeya. 3. Maaro; xal. ld dawo.

Daawo

Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-waday, -wadatay)

Wax in muddo ah indhaha ku hayn.

Daawo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

(daaw.) Walax kasta oo saameysa qaabka iyo shaqada noole. Daawoyinka waxa loo isticmaalaa ka hortagga, cudur aqoonsiga iyo daaweynta cudurrada iyo baabi'inta astaamahooda.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga daawo

faad | kaabsul | kaadibadshe | taawo | bacrimiye | benisiliin | birdaawo | bolol | bolol | burgaanti |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg