Dacas

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-syo, m.dh)

1. Kabo jilicsan, badanaa guriga lagu joogo oo balaastiig ka sameysan. 2. Diif; rafaad; dhibaato.

Dacas

Qaabnaxa: Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1 Isrogrogga: (-say, -stay)

1. (f.g) Cid kabo dacas ah la dhicid. 2. (f.mg) Baabuur quwadjabid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dacas

dulli |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg