Dadaal
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Wax qabad isxilqaamid iyo isku taxallujin leh. 2. Si dhaqso ah oo hawl loo qabto. ld dedaal¹.
Dadaal
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-aalay, -aashay)1. Si isxilqaamid iyo isku taxallujin leh hawl u qabasho. 2. Si dhaqso leh hawl u qabasho. ld dedaal².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dadaal ↴
tacaal | dadaalid | dedaal | dedaal | dedaalid | fantatiir | geyllan | geyllan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg