dagaalid
(m.f.dh)

eeg dagaal². ld dagaal¹ (2).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dagaalid

dagaal [m.l] (-llo, m.dh)
1. Iska horimaad af ama addin ah, waxyeello lays gaarsiiyo oo dhexmara laba qof ama ka badan. 2. ld dagaalid.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg