Dagaal

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-llo, m.dh)

1. Iska horimaad af ama addin ah, waxyeello lays gaarsiiyo oo dhexmara laba qof ama ka badan. 2. ld dagaalid.

Dagaal

Qaabnaxa: Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1 Isrogrogga: (-aalay, -aashay)

D./la d.: laba qof ama ka badan waxyeello af ama addin ah isgaarsiin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dagaal

aa' | aabiweyrax | ebinefiriin | caabbin | aalad | gaaci | waabi | jaahid | daadduunshe | gaallays |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg