dahabi
(Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate)D. ah: wax midab dahab leh.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dahabi ↴
baraas [m.l] (-ooyin, m.l)
(kiim.) Nooc kasta oo ka mid ah birdhafyada kubram-sink oo ilaa 50% tahay sink. Marka xaddiga sink la kordhiyaba, midabka birdhafku wuxuu iskula beddelaa sidan: dahabi-cas oo noqda dahabi; ilaa laga gaadho caddaan-qalimeed. Baraasyada si fudud ayaa loo sameeyaa, si wacanna way ugu adkaystaan daxalaysiga.
caddadhuuni [m.dh]
Shimbir yar garbaha ka madow, baalashana midab dahabi ah ku leh; dahabo.
dahabo [m.dh]
Shimbir yar garbaha, ka madow, baalashana midab dahabi ah ku leh; caddadhuuni.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg