Dalool
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-llo, m.dh)1. Meel yar furan, wareegsan oo wax ka bannaan. 2. Saddex qaybood oo wax loo qaybshay middood. ld duleel¹.
Dalool
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-lo, m.dh)(baay.) Dalool ku dhex yaallo saytobalaasanka unug noolkaas oo ay ka buuxaan hawo, biyo, dareerayaal kale, dheecaan ama saxarro cunto ah. Unugyada dhirta, had iyo jeer waxay leeyihiin dalool weyn oo keliya, laakiin unugyada xayawaanku inta badan waxay leeyihi in dhowr dalool oo yaryar.
Dalool
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-oolay, -ooshay)Meel yar, furan, wareegsan, bannaan yeelasho (wax). ld duleel².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dalool ↴
aaddi | ib | daabdulle | jabbu | uumi saarid | adhaxle | baanso | badhan | baqbaq | bigil |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg