Damac
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Hunguri weynaan dheeraad ah oo wax loo yeesho. 2. Rabitaan. 3. ld damcid.
Damac
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-mcay, -macday; -mci)1. Hunguri weynaan dheeraad ah wax u yeelasho (cid). 2. Wax rabid (cid). Tus. “Waxaan damcay in aan Diinsoor aado.”
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga damac ↴
yaw | damaaci | damacsan | damacsanaan | damacsanaansho | damcid | hawo | niyo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg