Darbad
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-do, m.l)1. Dabayl xoog leh oo ka dhacda badda. 2. Xumad badan. 3. ld darbo¹.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga darbad ↴
darbadayn | darbadee | darbo | istijo | tarshad |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg