Dardar

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

ld dardarid.

Dardar

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Xoog, karti iwm oo aan weli la isticmaalin; carcar. 2. Jiiridda wax la jiiro. 3. D. ah: dhabbe aad loo maro.

Dardar

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Wax jiirid; jibaaxid. ld barbar², berber², derder³.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dardar

uunsi | barbar | barbaran | barbarid | barbarnaan | barbarnaansho | berber | berberan | berberan | berberid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg