Dareeri

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

1. ld dureeri. Nafley, meel ay tuurnayd ka dhaqaajin. 2. Hilib dareerin ka dhigid. 3. Si dhaqso ah oo aan hakad lahayn wax u akhrin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dareeri

dareer | dareerid | dareerin | dareerin | dareerin-aritmatig | dareerin-aroorta | dareerin-joometeri | dareerin-kalahaad | dareerin-koobane |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg