Dareer

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Dhaqaaqidda xoolo meel ay tuurnaayeen ka dhaqaaqaan. ld dareerid.

Dareer

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

1. Hoore si aan kala go'lahayn u socosho. 2. Nafley meel ay tuurnayd ka dhaqaaqid. ld dureer².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dareer ↴

da'aa | gaaci | kaadi | uumibax | balaasma | barabbax | barqiirqiir | butaac | butaaci | buufiye |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg