Daro

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Tab awrtu u dagaasho oo ratigu luquntiisa dulmariyo luqunta ratiga kale isla markaana cududda ku dhegaayo. 2. Tab legdinta ka mid ah oo uu qof gacanta kaga maro qoorta qof kale.

Daro

Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-rtay, -ratay)

1. Ku d.: wax, wax kale ku kordhisasho. 2. Ku d.: qof, qof kale u guurin. 3. Isku d.: dhawr waxyaalood isku qaadasho. 4. Isku d.: isku qasasho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga daro

qaab | ibdar | kaalsiyam haydarogsaydh | naatariyam-haydaroogsaydh | wacdaro | aawo | aayoonka haydarojiin | aruur | asheer | asheeri |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg