Daruuri
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:D. ah: wax nolosha aanay ka maarmin.
Daruuri
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)1. Isu d.: arrin ama meel si geesinnimo iyo degdeg leh u gelid. 2. U d.: wadaan, weel iwm ceel si degdeg ah ugu ridid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga daruuri ↴
raashin | adeeg | adeeg | caarooti | daruurid | daruurin |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg