Darwiish
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-raawish, m.dh)Mid ka mid ah ciidankii Sayid Maxamed Cabdulle Xasan ee u dagaallami jirey xornimada Soomaaliyeed.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga darwiish ↴
daraawiish |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg