Dawlad
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-do, m.l)1. Dal, dad ku noolyahay, leh calan iyo xuduud caalamku u aqoonsanyahay. 2. Inta haysa maamulka sare ee qaran. ld dowlad.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dawlad ↴
aabonimo | aayakatashi | ardiyad | argaggixisannimo | arji | barasaab | barlammaan | barwaaqasooran | basaas | bash |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg