Arji

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

(araaji /-iyo, m.dh) Qoraal loo diro dawlad, shirkad, hay'ad iwm oo wax lagu weyddiisanayo ama lagaga cabanayo.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga arji

araaji | arjibilaago | arjiqore | barjimasho | barjimo | card-alxaal | habarjinni | karjinooma | madan |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg