Daymo
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Jeedinta indhaha wax xaggooda loo jeediyo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga daymo ↴
ollog | balac | daymoo | daymood | dhalleex | fiiro | ilgiir | ilgiir | ilgiirid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg