Dayow
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Wareer lala kala garan waayo waqtiga iyo meesha la joogo. 2. ld dayoobid.
Dayow
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-oobay, -owday; -oobi)Wareer awgiis, waqti iyo jaho garan waayid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dayow ↴
odayow | asqo | asqoo | dayoobid | dhama' | qooryoon | qooryoon |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg