dedaalid
(m.dh)ld dadaalid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dedaalid ↴
dadaalid [m.f.dh]
eeg dadaal². ld dedaalid.
hawlgal [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-alay, -ashay)
1. Shaqo bilaabid. 2. U h.: wax helitaankooda ku dedaalid.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg