Hawlgal
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:1. Gaashaanqaad. 2. Si hawsha loo qabto. 3. Waqtiga shaqada la billaabo.
Hawlgal
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-alay, -ashay)1. Shaqo bilaabid. 2. U h.: wax helitaankooda ku dedaalid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hawlgal ↴
fal | hawlgelid | mindhismo | qoriqaad | taxa maamulka |ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

