Deeg
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. D. ah: qof wax lahaa oo faqriyey. 2. ld deegid.
Deeg
Qaabnaxa: Erey Dareen | Exclamation Isrogrogga:Istaag! ( fardaha ayaana loo adeegsadaa).
Deeg
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-gay, -gtay)1. Qof cayrtoobid. 2. Qoor kacsi dartiis la caatoobid. 3. Fardo fuulid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga deeg ↴
oomane | oomane-u-eke | adeeg | adeeg | adeegasho | adeege | adeegid | adeego | adeegsad | adeegsasho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg