Delo
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:(bot.) Geed cawska lagu tiriyo oo leh laamo dhaadheer, oo xubno leh oo sida dhuumaha dhexda ka daloola, waxyaalo badanna laga sameeyo, oo ka baxa agagaarka webiga.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga delo ↴
beddelo | duleeshamid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg