Beddelo
Qaabnaxa: Fal Gudbe/Magudbe | Verb Transitive/Intransitive Isrogrogga:3 (-eshay, -elatay) 1. (f.g) Wax, wax kale dhaafsasho. 2. (f.mg) Ka b.: qof meel hawl ka hayey meel kale oo uu hawshiisii ka si wato aadid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga beddelo ↴
abaaldooris | afgembi | amayn | amiiba | aritmatig | asiidh-laagtika | baddalo | barnoqod | beddelasho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg