Deris

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-syo/-rsaan, m.dh)

Dad degsiimada is xiga oo isu dhaw.

Deris

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-syo, m.dh)

1. (xis.) Mid ka mid ah dhinacyada saddexagal ee sammeeya xagal la isa siiyey. Marka laga hadlayo saddexagal qumman deris waa dhinaca u dhexeeya xagasha la isa siiyey iyo midda qumman. Marka laga hadlayo tirigonoometeri saamiga dhinaca deriska ah uu sammeeyo dhererrada dhinacyada kale waxa loo adeegsadaa in lagu qeexo fansaarada xaglaha kosayn iyo tanjanka. Waxa uu sheegaa laba dhinac ee geesole oo wadaaga gees. 2. (xis.) Waxa uu sheegaa laba xaglood oo wadaaga gees iyo dhinac. 3. (xis.) Laba weji oo ka mid ah wejiyada salxaale oo uu ka dhexeeyo geftin wadaag ah.

Deris

Qaabnaxa: Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1 Isrogrogga: (-rsay, -ristay; -rsi)

1. (f.g) Wax barashadooda ka baaraan degid. 2. (f.mg) Cid jaar la noqosho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga deris

kaadidhiig | ollog | xaglagooye | bilhaarsiya | cadho | cashi | cashi | cimilo-qaaradeed | dabis |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg