Dermad

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Gees lo'aad inta la kululeeyey la soo laabay oo diillimo bati ah (macdan) lagu shaqlay oo dhallinta shirta ciyaarta cududda bidix ku xirtaan, balaayo xijaab ah.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dermad

gan | kob |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg