Gan

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Dhogorta nafleyda oogadeeda ka baxda. 2. Farqaha dhan-hoosaadka dermada, kebedda iyo raarka. 3. Heer dhaqaale, bulsho ama siyaasa.

Gan

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ano, m.l)

1. Gammuunka halkiisa dambe oo jeexan oo xarigga la saaro marka la gamayo. 2. Labada ilig ee sare middood. 3. Bir, qori iwm qoroofan oo wax la sur.

Gan

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-amay, -antay; -ami)

Xabbad, fallaar iwm ridid, tuurid. ld ge.

Dhigane*

1. Tiro warqado ah, dhan isaga xiran, garbad leh oo qoraal ku qoran yahay. 2. Tiro warqado ah, dhan isaga xiran, Garbad leh oo aan wax ku qorneyn.


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

ku/igu dhagan*

ka hadlaya qof ama wax  siiba si qosol ahaan ah. ka maadaysi.    Dirisle ayaa maanta ku dhagan daawasho cusub oo Cali soo dhigay Youtube-ka. Dirisle ayaa ku dhagan daawashada aan soo dhigay kanaalkeyga.


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Wegan*

Boqol fardo meel wada jooga


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gan

eber sugan | xaadi | caaggan | caagganaan | caagganaansho | gaaggax | gaaggixi | kaadimacaan | maaggan | maagganaan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg