dhaari
(Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine)

Erey ereyada lammane ah lagu isticmaalo oo tilmaama “qof wax khabiir ku ah”, sida: fardadh.: fardafuulyahan.

dhaari
(Fal Gudbe1/2 | Verb Transitive1/2) (-ryay, -riday/-risay; -ryi)

Naas caanihii laga idlaystay nuugid.

dhaari
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Qof dhaar marin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhaari

dhaarin [m.dh]
eeg dhaari³. ld dhaaryid.

dhaaryid [m.f.dh]
eeg dhaari². ld dhaarin.

dhadhaarid [m.dh]
ld dhardhaarid.

dhardhaarid [m.f.dh]
eeg dhardhaar². ld dhadhaar¹, dhadhaarid, dhardhaar¹.

fardadhaari [m.l] (-iyo, m.dh)
Nin fardaha aad u yaqaan.

farsamadhaari [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
F. ah: qof farsamo aad u yaqaan.

maradhaari [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Wax dhaqaalayn. ld maradhaaree.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg