Dhadhaab

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-bbo, m.dh)

Jaad geedaha ka mid ah oo xididkiisa laysku daweeyo.

Dhadhaab

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-bo, m.l)

1. Meel leh dhagax fidsan oo is haysta. 2. Meel maydka lagu dhaqo.

Dhadhaab

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-bo, m.l)

(jool.) Walax adag ee qolofta dhulku ay si weyn uga samaysantahay; walaxdaas oo ka kooban macaadin; mararka qaarkood waxay ka koobantahay hal macdan oo kaliya, laakin sida badan waxay ka koobantahay dhawr macdannod.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhadhaab

laab | daaddeg | laaf | laakoliit | maagma | oogo-dhul | barashada foosillada | barashada lakabyada dhulka | basalt | bireeris |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg