Dhafoor
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rro, m.dh)Meesha godan ee u dhexeysa isha iyo dhegta dadka.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhafoor ↴
dhafoorshiid | dhakaar | goon | goonjab |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg