Dhagax

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-xyo/-gxaan, m.dh)

Adke yaryar iyo waaweyn leh, buuraha ama dhulkahoose laga helo oo wax lagu dhisto.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhagax

aag | caad | idan | kaalsiyam | laancigaaleed | maageer | maageeran | maageero | naatariyam-koloraydh | ogsajiin |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg