Dhaji

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

1. Ku dh.: wax meel ku nabid. 2. Ku dh.: qof wax ku ilayn. ld dheji (5).

Dhaji

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-iyo, m.dh)

Nooc halaqa ka mid ah. ld haldheji.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhaji

dhajin | dhajis | dhajisgoyn | dheji | dhejin | foormaliin | haldhaji | haldheji |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg