Dhakafaar
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Yaab aad u weyn. 2. ld dhakafaarid.
Dhakafaar
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)Ku dh.: yaab weyn la kulmid. ld dheg-kafaar², dhekafaar².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhakafaar ↴
dhakafaari | dhakafaarid | dhakafaarin | dhakafaaris | dhakafaaris | dhakafaarsan | dhakafaarsanaan | dhakafaarsanaansho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg