Dhaliye

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-yayaal, m.l/dh)

(fiis.) Qalab awoodda mekaanikaad u beddela awoodda danabka. Warshadaha danabka, waxa ay soo saaraan qulqul talantaali ah, waxana la yidhaahdaa talantaaliye.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhaliye

batoojin | daynabo | habdhaqaaq | khabaarsi | lid-jidh-dhaliye | noole jirro-dhaliye | qumiyeyn | shacaab-dhaliye | shacaab-taxan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg