Dhalmaddeyn
Qaabnaxa: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine Isrogrogga:eeg dhalmaddee. ld dhalmaddeys.
Dhalmaddeyn
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:(c.nafl.) Xilliga qofka dumarka ah ay ka joogsato caadadu taas oo ay keentay ugaxleyda oo joojisa sameyntii unugga ukunta, sidaas darteed haweeneydu mardambe uur ma qaadi kareyso. Dhalmadayntu waxay dhici kartaa da'da u dhexeysa dhexda soddomaadka iyo kontomaadka, sida badan inta u dhexeysa da'da 40 - 50sano.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhalmaddeyn ↴
dhalmaddeys | dhaqmaad |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg