dhambaalside
(m.l) (-dayaal, m.l/dh)

Qof u qaybsan qaadidda dhambaallada, Taararka. ld dhambaalwade, dhambaalwale.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhambaalside

dhambaalwade [m.l] (-dayaal, m.l/dh)
ld dhambaalside.

dhambaalwale [m.l] (-layaal, m.l/dh)
ld dhambaalside.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg