dhambacaadso
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-saday, -satay)ld dhabbaco.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhambacaadso ↴
dhabbaco [Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3] (-cday, -catay)
Dhabbac u jiifsasho (qof). ld dhambacaadso.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg