Dhamooq
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:ld dhamaajo.
Dhamooq
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-qay, -qday)Subag, dhammaajo, dhiiqo iwm wax ku dhoobid. ld dhamoog².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhamooq ↴
dhamaajee | dhamaajo | dhamoog | dhamoogid | dhamooqee | dhamooqeyn | dhamooqid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg