Dhaniin
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Qoyaan yar oo meel ka dindimaaya. ld dhashiin.
Dhaniin
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-iimay, -iintay)Qoyaan yar meel ka dindimid. ld dhashiin².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhaniin ↴
dhaniimid | dhaniinto | dhashiin | dhashiin | dhashiinto |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg